Warar Baahiye waxa uu ka kooban sadex qaybood, oo kala ah:Qaybta 1aad waa Warbaahinta Soomaalida, oo u sii kala baxaysa:1: TV-yada Soomaalida oo aad ka daawan karto wararkooda2: Wararka wargeysyada oo aad qaarkood ka akhrisan karto3: Wararka website-yada caanka ah oo aad ka akhrisan karto4: Wararka Facebook-yada soomaalida inta u caansan, oo aad toos ugala socon karto.Qaybta 2aad waa Warbaahinta Caalamka, oo aad ka helayso inta ugu caansan ama ugu akhriska badan.Qaybta 3aad waa Wararka Ciyaaraha oo aad ka helayso badi website-yada lagu soo bandhigo ciyaaraha, kuwa tooska ah iyo kuwa qoraalka ahba.